Nin gaari qaali ah oo hadiyad ahaan loo siiyay Wabi ku riday !! (Sawirro)

Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Hindiya ayaa dad badan ka yaabsaday, kadib markii gaari qaali ah oo nuuciisu yahay BMW oo hadiyad ahaan loogu keenay uu ku tuuray wabi kuyaala gobolka Haryana. Warbaahinta dalka Hindiya ayaa ku waramaysa in ninkan maalinta dhalashadiisa hadiyad ahaan qoyskiisa ugu soo gadeen gaari nuuciisu yahay BMW oo … Continue reading Nin gaari qaali ah oo hadiyad ahaan loo siiyay Wabi ku riday !! (Sawirro)